(Sawirro) Saraakiil British ah oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka

Taliyaha Qeybta 60-aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Generaal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa tababar u soo xiray cutubyo katirsan ciidanka xoogga dalka oo muddo labo bil ah tababar uga socday Dugsiga Tababarka ciidanka Dowlada Ingiriiska ay ku leedahay Baydhabo. Waxaa tababarkan mudada uu socday bixinayay Saraakiil ka tirsan ciidanka Dowladda Ingiriiska, Ciidankan ayaa lagu … Continue reading (Sawirro) Saraakiil British ah oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka